H A B O W S A N

 



Tan Iyo markii lagu dhawaaqay gooni isu taaga Jamhuuriyada Somaliland Ku sinaan 18May 1991 kii Waxaa maamulka dalka iskaga dambeeyay Afar Madaxweyne oo dhamaantood u galay dadaal dheer sidii dalkan u gaadhi lahaa horumar Iyo Aqoonsi buuxa midba taagtii halkay dhigtaba . Waxaynu maanta maraynaa marxaladii aynu ku guulaysan lahayn hadaf keen guud.Hase yeeshee Waxaa Ina hortaagan caqabado soo noqnoqonay oo is daba joog ah . Haddii aynu Arimahaas in hortaagan aynu xalkood ku guuleysano Waxaa hubaal ah in aynu gaadhi karo ujeedoonyin keena .


Hadaan Tibaaxo caqabadahaas aan kor ku xusay waxay ugu weyna 1. Doorashooyinka is bada jooga ah oo dhowrkii sanadab mar la qabto kuwaas oo waqti badan,dhaqaale aan xada lahayn Iyo muran siyaasadeed oo xanaftiisa leh Islamarkaasn inay gayaysiisaya khilaaf siyaasadeed.
2. Kordhinta muddo coleslaw madaxweynaha Iyo Golayaasha Guurtida , Wakiilada Iyo tan degaanka ayaa iyan laf dhuun gashay ku noqday.
3. Ku dayashada indho la'aanta ah ee ay shacabka qaarkood Xukuumada HABOWSAN ku raacayaan khalada Iyo saxba . Waxaynu hada isku maan dhaafaan sanahay cid saxeexday Airport Ka Berbera Iyo sidii jujuub Ka ahayd ee labada gole Iyo wasiirad goob jooga ahaa ay gacanta ugu tageen iyadoon laga doodin Agendaha la horkeenay. Waxaa hada indhihiinoo Shan ah aad dhegihiin ku maqasheen wasiirka madaxtooyada Maxamuud Xaashi oo qoray in heshiiska Dekada Iyo Airport Ka ay wada saxeexeen Madaxweyne Siilaanyo Iyo madaxweynihii hore ee somaliya Xasan Sheekh. Bishu hortiina ma timid Wan weyne Ilaa la gowraco indhihiisu cirka ma Arkaan .

Wada hadaladii Somaliland Iyo somaliya ee madhalayska ahaa Waxaay dirqi ku dhaleen in Somaliland noqoto Maamul goboleed looga arimiyo somaliya.
Hadab dadweyne miyaanu kulmiye ahayn maamul Ka tirsan somaliweyne
Waxa ku qaata waayee Bal qiyaas Nimankaas. siyaasada khiyaamada ku dhisan ee Habowsan kulmiye .
 


Mataan M Omar

Xoghayaha warbaahinta Waddani UK
Sheffield.