halaga fiirsada magacaba loobixinayo jamacada gabiley laga furayo
 

AHUN Cabdillhai Suldaan Timacade

 

marka hore waxan halkan kasalamaya dhaman shacbiwaynaha reer  somalila nd gaar ahaana bahda longlivesomaliland daadihisa sida fiican ee warwarka ugu sotabiyan marka labaad hadaan mowduucayga udhaadhaco waxan  don aya inaan kahadlo magaca jamacada gabiley lagafuraayo marka hore waxan mahada iska leh ilaaha subxan watacal suura galiyay in jamacad laga furo  go balka gabiley marka labaad waxa umahadnaqaya runtii dadka isku xilqaamay inay jamacada kafuran gobalka gabiley waxan leeyahay jasa akumulaahu  kh ayr inta kabacdi hadan udhaadhaco maqaalkayga runtii jamacada gabiley  m agacee aya kumunaasiba inloobixiyo ma timacade unuversy mise gabiley  un iversy ?

waxan odhanlaha jamacada gabiley universty ha loobixiyo sabata oo ah  jam acada badankooda waxa loobixiya magacyada gobalada iyo runtii dalalka  ma gayadoo hadaynu tusaale uso qaadano jamcada dunida sida washiton  unive rsty, qahira universy, khartoum universy .internertion unversty of africa  ha daynu uso noqono somalia sida banaadiruniversty iyo muqdishounivrsty  sha r qiiriiqiya universy hadaynu somaliland usonoqono hargaysa universy iyo  b orco unversty runti waynu arkikarna hada waxan leeyahay sababa badan  o ogee inaynu ubixina jamcada gabiley gabileyunivesty waayo hada dalkayna somaliland ma muctirif duwaliyan sida daraadayn magaca wayn qayb ayu  ka qadanaya in lagarto masal hadan idhaah jamacada hargaysa iyo hada indha jamcada fulan runtii markaba waxa lagaranayaa jamacada iyo halkay  kuta aalo hadaba jamacad gabiley hadii timacade loobixiyo runtii magaca aya  jam acada gabiley yeelanayso ma yeelanayso timcade univesty ,runtii abwaan  ti macade ilaahayba maga siiyay runtii dhulka somalida wa laga wadayaqan  la kiin uma baahna in loobixiyo jamacada gabiley magicisa waayo markii hore gobalka gabiley magiciisa wa loobixiyay oo wa lagu xasuusan jira timacade secendary hada waxa leeyahay bulshawaynta reer gabiley iyo  hawl  waday nada jamacada in magaca laga fiirsado oo dadka mutacalimiinta reer gabiley waxa laga waydiiyo marba magicii kumunaasiba,waxa kalood kudarsatan  ha dii manta gobalka gabiley jamaca loo bixiyo timacade waxa dhicikarta in  jam acada kale oo bareefa ah laga furo oo loobixiyo gabiley universty runii wa kamagacwaynaanaysa , guntii iyo gabagabadii waxa leeyahay websadkan longlivesomaliland iyo gabileynetba in ay dhalinyarada ufuraan dood  maga cbixinta jamcada gabiley sida ugadooda magaca kumunaasibka ah sidii aya ugu furayn magacbixintii gobalka gabiley markii gobalka lagu dhawaqay


wa bilaah tawfiiq


mustafe musse maxamed(obsiiye)
international univesty of africa
khartoum sudan
mustafe170@hotmail.com
Tell 0024992287399