HAMBALYO: MADAXWEYNE ISMAACIIL CUMAR GEELLE

 



Anigoo ah AHMED BARRE oo ah muwaadin reer Djibouti ah kuna nool magaalda CARDIFF ee UK, waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Madaxweyne ISMAACIIL CUMAR GEELLE oo shacbiga xariirta ah ee Djibouti markii saddexaad ay u doorteen hogaaminta dalka. EEBE waxaan ka raj aynayaa in uu madaxweynaha ku guuleeyo amaanada culus ee u hayo, shacbiga reer Djibouti na gaadsiiyo horumar iyo barwaago. Amiin.


 

 


AHMED BARRE

CARDIFF/ U.K