HAMBALYO  HAMBALYO

 

Anigoo ku hadlaya magacayga, Maxamed Cali Muse,ka dhammaan hawl wadeenada Bahda Longlivesomaliland News Media,waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa, Mudane Maxamed Aw-Cabdi Sheekh (Xirsi) , oo loo magacaabay Wasiirul dawlaha Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guryaynta
ee jamhuuriyadda Somaliland.


Mudane Xirsi, waa  aqoon  yahan sare, waayo aragnimo , daacadnimo, wadaninimo   iyo hawl karnimo leh.Waxaan ilaahay uga baryaynaa in masuuliyaddaa   loo igmaday  ilaahay  u fududeeyo.

 

 

 

Engineer:Maxamed Cali Muse (Farshaxan)
Senior Computer Networks Specialist
Editor in Chief & Webmaster
www.longlivesomaliland.com