HAMBALYO HAMBALYO
 


Waad idin salaamay dhamaan Timacade groub, iyo hawl wadeenada shrafta leh.

Marka labaad waxa hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Duqa & ku xigeen kiis, loo do ortay Magaalada Hargaisa Eng. Yusuuf Warsame Siciid iyo C.aziiz Maxamed Xaashi, iyo dhamaan reer Hargaisa iyo dhamaan xildhibaanada kale, waxaan ilaahay uuga barya yaa,inuu u fududeedyo hawshooda, kana dhigo kuwii lagu nasto dalka iyo da dbana hore u mariya
 


waa bilaahi tawfiiq

 


Abdulkhaliq Ali

S.Arabia