Hambalyo Aroos Wacan

 

 

Maxamed-sacad Isaaq Yuusuf iyo Amuun Abdi Ibraahim oo arooskoodu habeenkii xalay ah aa ka dhacay dalka Itoobiya gaar ahaan Caasimada D.D.S.I ee Magalaada JIGJIGA…



Gudoomiyaha Ardayda Jaamacada KIU ee dalka Kenya Mudane: Sadam Ismaaciil Abdilahi (Sadaam)

Abwaan Ahmed Ai Ahmed (Cantar)

Ahmed Sh. Nour Ducaleh (Ahmed Biito)

Anwar Ahmed Haibeh

Khaalid Cabdi Daahir

Shucayb C/shakur Ali

Mukhtaar Yuusuf Mooge

Fu,aad Cabdi Obsiiye

C/raxmaan C/Khaaliq Baashe

C/risaaq Maxamed Xuseen (Buureed)

Dr. Xamse Maxamuud C/laahi

Maxamed Axmed Xuseen

C/raxmaan Sacad Muuse

Xamse C/laahi Yoonis

Subeer Xaamud Ibraahin

Prof. C/samad Cigeh Habaneh

Mahdi C/laahi Rabiile

Maxamed Xuseen Maxamed (Maskax)

C/wahaab Sh Cali Maxamed

Amaal C/raxmaan Sh. Cilmi

C/raxaam Cali Muxumed

Shabcaan Axmed Cumar Xaaji C/laahi Xamarje

C/risaaq Ahmed Hassan Bahal

Mustafe Cali Faarax

Xamse Maxamed C/laahi (Maalbaas)

Keyse Daahir Ahmed

Maxamed Geedi Caynaanshe

Mustafe Sh. Ismaaciil Cilmi (Daffo)

Xamse C/laahi Kooshin

C/naasir Faarax Cismaan

Khaalid Ahmed Cabdi

Maxamed Yuusuf Cabdi



Dhamaan ardaydaasi oo ka mid ah ardayda soomaalida ee wax ka dhigata jaamacadaha dalka Uganda waxay halkan hambalyo iyo bogaadin aan lasoo koobi karin hawada u marinayaan Arooska



Maxamed-sacad Isaaq Yuusuf iyo Amuun Abdi Ibraahim



oo arooskoodu habeenkii xalay ahaa ka dhacay dalka Itoobiya gaar ahaan Caasimada D.D.S.I ee Magalaada JIGJIGA, Waxay Illaahay uga baryayaan reerka cusub ee kusoo biiray qoysaska reer Somaliland inay aqalgalkooda ku gaadhaan bashbash iyo barwaaqo. Aamiin. Aamiin.