H  A  M  B  A  L Y O    D  H  A  L  A  S  H  O

 

Hambalyo Dhalasho Ay Dirayaan Abwaanno Fannaaniin Iyo Masuuliyiinta Qaranka Qaarkood

Wasiirka Wasaaradda Dalxiiska & Dhaqanka C/razaaq Waaberi Rooble 
Hoggaanka Wacyigalinta Ciidanka Booliska Abwaan Muxumed Xaaji Soofe (Kaneeo) & Dhammaan Kooxda Fannaaniinta Ciidanka Booliska ee Goodir.
Hoggaanka Wacyigalinta Ciidanka Qaranka JSL Abwaan Cali Barre Xusseen & Dhammaan Kooxda Fannaaniinta Ciidanka Qaranka ee Gaashaan.
Agaasimaha Wasaaradda Dalxiiska & Dhaqanka Cabdi Maxamed Jaamac (Cabdi-yare) Iyo Dhamaan Fannaaniinta Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo ay ka mid yihiin:


-Sahra Axmed Jaamac
-Saafi Ducaale
-Sahra Cali Xassan
-Sahra Axmed C/laahi (Sahra-Ileys)
-Ikraan Jaamac Ismaaciil
-Ubax Daahir ( Ubax-Fahmo)
-Deggen Nuur Xuseen
-Maxamed Axmed Kuluc
-Saxardiid Maxamed Jabiye
-Faysal Cumar Mushteeg
-Maxamed Maxamuud Cige (Bussi)
-Xassan Jaamac Qodax (Xasan-gacan)
-Maxamed Faarax Xirsi
-C/laahi Axmed Xirsi (Wigic)
-Caabi Mire Dacar
-Saxardiid Maxamed Saxardiid
-Najiib Axmed Xaashi
-C/naair Macalin Caydiid
-Cabdi Cismaan Gudaal (Cabdi-fanax)
-Nuuradiin Axmed Iimaan


Iyo Waliba Abwaanada Kala ah:


Abwaan Xassan Xaaji C/laahi (Xassan-ganey)
Abwaan C/raxmaan Cumar Cashuur
Abwaan Saciid Ibraahim Dool
Abwaan Xariir Xaashi Baaruud
Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac (Gaarriye)


Dhammaan Abwaanada Ururka Hidda Dhawr iyo Abwaano iyo Fannaaiin faro badan oo aan halkan lagu soo koobi karayn, waxay Hambalyo u dirayaan  Gu ddoomiyaha Ururka Hidda Dhawr Abwaan Maxamuud Xuseen Qaalib Iyo  Xa askiisa Lubbi Cali Madoobe oo Shalay Gabadhi ugu dhalatay Magaalada  Har geysa.



Gabadhaasi oo loo bixiyey Nashaad Maxamuud Xuseen Qaalib, Waxay  Ilaah ay Uga baryayaan oo ay Leeyihiin noqo Inantii Baarriya ee Anfacda  Diinte enda Dadkeeda Iyo Dalkeedaba.

 

Haddaan nahay Bahda Longlivesomaliland News Media, waxaan leenahay Aamiin Aamiin , Nashaaday soo bar baar.