Hambalyo dhalasho walad kheyr qaba

 


Waxanu halkan hambalyo dhalasho uga diraynaa Maxamed Axmed Ali iyo Khadra Jama Cali oo wiil habeen hore ugu dhashay dalkaasi isu taaga imaaradka carabta - magaalada Abu Dhabia, waxanu wiilka ilaahey uga baryaynaa inuu ka dhigo mid waalidkii, diintiisa iyo dalkiisa ba anfaca ka yeelo aamin aamin


Waxa dirayaa hambalyadan iyo bogaadintan



-Omar Darood Hassan iyo Faisa Jama Abi iyo caruurtooda
-Ali Mohamoud Noor iyo Fadumo Mohamoud-Jabuutawi iyo caruurtooda
 


Waxanu markale leenahay walad yahow noqon kii waalidkii, dalkiisa iyo diintiisa ba kor u qaada aamin aamin
 

 


Omar darood

Norway