HAMBALYO  HAMBALYO  HAMBALYO 

 

Anigoo ku hadlaya magacayga,Cabdirisaaq Cali Muse (Shiine),waxaan hambalyo u dirayaa Madaxweynaha Somaliland,Mujaahid Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo),marwada koo waad,Amina-weris Sheekh Maxamed Jirde iyo dhammaan shacabka Somaliland ee maanta u dabaal degaya xuska 23 guurada maalintii Somaliland Qaranmadeedii la soo noqotay.

Waxaan Rabbi ka baryayaa inuu sannadka sannadkiisa caafimaad ,bash bash iyo barwaaqo innagu gaadhsiiyo,aqoonsi Caalami ahna aynu ku guuleysano,amin.

 

 

 

Cabdirisaaq Cali Muse (Shiine)