Hambalyo Golaha Deegaanka Berbera

 



waxan halkan hambalyo iyo guubaabo uga dirayaa golaha degaanka Berbera sida isku kalsoonida leh ee ay isaga caabiyeen caddaadiskii madaxtooyadu saartay waxan gola yaasha deegaanada kalena kula talinayaa inay kaga daydaan waxa kale oon kutalinlah aa inay xisbiyada mucaaridku u midoobaan badbaadinta dalka si looga hortago dulmiga iyo wax isdabamarinta ka dhacay wadanka waxan halkan gacmmo furan iyo qalbi saliima ku soo dhaweynaynaa haddaanu nahay xisbiga caddaalada iyo daryeelka {UCID} urur ada Xaqsoor,Rays,ummada iyo Dalsan innay cududooda kula biiraan Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka{UCID} silooga guuleysto Caddaaladarada Somaliland ragaadisay

 

wabillaahi tawfiiq


Guddomiyaha Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka{UCID} qaybta Holland
M M Eleye {Suwets}