Hambalyo Guushii Qaranka S/Land ee Bislaatay
Maant anigu waxaan arka in aqoonsigii S/Land gacanta inoo soo galay,
maadaama si rasmi ah Xukuumada Somaliland
heshiis ula saxeexatay Dawlad UAE, gaar ahaan shirkada DP- World.
Hesiiskaas oo ku saabsan Casriyeeynta iyo baladhinta
Dekada Berbera.
Sidaas darteed, haddii aanu nahay Haldoor, waxgaradka , Hooyinka,
iyo dhamaan Jaalaiyada Reer Somaliland ee dalka Holland
Waxaanu hamlbayo u dirayna Xukuumada S/Land ee ku guuleysatay
dhameys-tirka Heshiiskaasi Maal-gelinta Dekeda Berbera.
Magacyada qaar ka mid ah Jaaliyaduna wa sida hoos ku qoran:-
-Maxamed Yuusuf Buux Gudoomiyaha Guurtida Holland.
-Caaqil Cabdi Xaaji
-Omar Qiyas (Imaamka)
-Yuusuf Ibrahim (Goore)
-Keyse Xaashi Adan.
-Axmed Ilka Case
-Carab Maxamed Yey
-Xaaji Cabdi Bawda yare
-Muxumud Cumar Cali Shabeel.
-Cabdiraxmaan Hadhiye
-Odey Sooraan
-Odey Xoogsade.
-Abdi Maxamed Yuusuf.
-Axmed Shanle.
-Muj. Keyse Cumar
-Frxaan
-Abdillahi Gaaxnuug
-Omar Suldaan
-Saciid Cabdi Inadhayare.
-Axmed Muuse.
-Abdulqaadir (Qaadiro)
Maxamed Yuusuf Buux
Gu. Guurtida Holland.
|