Hambalyo iyo bogaadin kusocota Maayarka iyo maayar kuxigeenkiisa loo
doortey magaalada Sallaxley Gobolka Gaaroodi
Anigoo ku hadalaya magaceyga Cumar Daarood
Xassan iyo kan xisbiga qaran ee UCID
laamihiisa Iskandavika waxanu hambalyo iyo bogaadin an la so koobi
kareyn halka haw ada uso marineyna MAAYARKA
iyo kuxigeenka CUSUB EE MAGAALADA
Sallaxley saaka loo doortey Mudane
Mohamoud Ibrahim Xandule iyo Nasir Abdi
Iiman
Waxanu ilaahey madaxda uga baryayna inu ilaahey u fududeyo xilkaasi
culus ee lagu ig maday.. Waxan markale hambalyo leenahay Maayarada
xisbiga UCID magaalad Laascan ood, Berbera iyo maayar kuxigeenka
caasimada magaalada Hargeysa iyo maayarka iyo kuxigeenkiisa oo loo
doortey magaalada Sallaxley gobolka Gaaroodi guul baanu idin wad a
rajeyneyna dhamaantiin...
Maayar Maxamoud Ibrahim Handule iyo maayar kuxigeenka Nasir Abdi
Iiman guul baanu idin rajeynayna iyo horumar ilaaheyna ha idin
fududeyo xilkaasi culus e la idin igmaday..
Cumar Daarood Xassan
Gudoomiyaha xisbiga UCID ee Nordic
|