Hambalyo iyo bogaadin kusocota Maayarka Cusub ee magaalada Hargeysa iyo maayar kuxigeenkiisa



Anigoo ku hadalaya magaceyga Cumar Daarood Xassan iyo kan xisbiga qaran ee UCID la amihiisa Iskandavika waxanu hambalyo iyo bogaadin an la so koobi kareyn halka hawada uso marineyna MAAYARKA iyo kuxigeenka CUSUB EE MAGAALADA Caasimada JSLand Har geysa saaka loo doortey mudane Eng Yussuf Warsame Said iyo Abdicasiis M Xaashi..

Waxanu ilaahey madaxda uga baryayna inu ilaahey u fududeyo xilkaasi culus ee lagu igm aday.. Waxan markale hambalyo leenahay Maayarada xisbiga UCID magaalad Laascano od, Berbera iyo maayar kuxigeenka caasimada magaalada Hargeysa guul baanu idin wa da rajeyneyna dhamaantiin...


Maayar Yussuf Warsame iyo maayar kuxigeenka Cabdicasiis M Xaashi guul baanu idin raj eynayna iyo horumar ilaaheyna ha idin fududeyo xilkaasi culus e la idin igmaday..

 



Cumar Daarood Xassan

Gudoomiyaha xisbiga UCID ee Nordic