HAMBALYO IYO DUCO
 


waxan halkan hambalyo iyo duco aan lasoo koobi karin halkan uga dirayaa wiilka aan abti ga u ahay ee {WABERI JAMA WARSAME} oo ka qallinjabiyey jaamacada {CENTRAL UNIVER SITY COLLEGE} ee dalka Ethopia kaasoo ka galay kaalinta kowaad kuna guuleystay billad da dahabka ah iyo ardayga kale ee reer somaliland {SACAD AHMED GEDI}oo isna ku guul eystay billadda dahabka ah iyo dhammaan Ardayda ka qallinjabisay jaamacaddaha dalka ethopia waxa leeyahay WABERI iyo ardayda kalaba noqda waxbarashadooda wax ugu qa bta dadkooda iyodalkooda aamiin

 


M M Eleye{Suweys}
From Nederland