Hambalyo meherka Saciid Jama Cali iyo Nimo Cawil Jaamac

 

 

 


Anagoo kala ha CUMAR DAROOD XASSAN iyo FAISA JAMA ABI iyo dhamaan CARUURTE YDU, waxanu halkan hambalyo iyo bogaadin anu u direyna Siciid Jaamac Cali iyo marwa diisa Nimo Awil Jaamac (Cawil Curyaan) oo meherkoodu ka dhacay saaka magaalada H argeysa Hoteel Maansoor, waxanu ilaahey uga baryaynaa lamaanahaasi inoo aqal gal koo dana bashbash iyo barwaaqo iyo nabadqab ku gaadhsiiyo aamin aamin
 

 

 


Omar Darood Hassan

Norway