Hambalyo Ugaas Maxamed Cabdilaahi Ibraahim Magan (Jabane), Ugaaska Beesha Makaahiil Isaaq

 


Waxaa halmabalyo soo gaadh-siiyey shabakada TNN Qaar ka mid ah Jaaliyada wadanka Holland, oo hambalyo iyo duco u dirya Ugaas dhawaan lagu caleemo saaray Abuuriin ugaas Cabdi jabane. Beesh Makaahiil (sacad Muuse),magacyadooduna waa sida hoos ku qoran:-

1- Xaaji Cabdi Xuseen (bowda yare)
2- Cabdislaan Guuleed
3- Sicid cabdilaahi Guuleed.
4- Nuur Xaaji Xuseen Cumar Xaashi
5- Maxamed Yuusuf
6- Caaqil Cabdi Xaaji muxumed
7- Maxamed daahir.
8- Ismaciil Faarax.
9- Keysi Kaahin.
10-Osmaan Xaaji Cali
12-cabdiraxmaan Hadhiye
13-Maxamed Jaamac aw Cabdalle.
14-Osmar Cali Shabeel
15-Yuusuf Faarax Xaad.
16-Cabdi Saajin.
17-Dr. Cawale
18-Omar Suldaan.
19-Xuseen Daahir.
20-Farxiya maxamed.
21-Ahmed gaas.