HAN YARIDA SIYAASIGA IYO HOOS U DHACA AQOONTA

 


Marka hore ,waxaan salaamayaa dhamaa Timacade Group , Meel ay joogaan ba, iyo dhamaan reer Somaliland. Marka xigta waxaan halkan ku soo lifaaqay Maqaal la yidhaa ( HAN YARIDA SIYAASIGA, IYO HOOS U DHACAY AQOON TA) idin koo mahad san ila eega.


Sidaynu la wada soco no, siyaasaddu waa Mehnad, ama nooc ka mid ah, shaqooyin ka aduun ka, ka jira, waa mansab loogu adeego umada, waa mansab laga filo, goor wal ba guul, guur d ara diisan aan la qaadan Karin, waayo waa arin wada khuseeya Bulsho, meel wada daga, wa a mihnad laga filayo, inay leedahay meeqaam lagu xisaabiyo, sida ka jirta Aduun waynaha, iyo Dalak ka madax banana ba.

Siyaasigu waa nin leh, hami fog, meel dheer na wax ka arki kara, umadana u qalqaalin kara, uuna sahamin kara, meel hour mar laga gaadhi karo, waxaan odhan karaa SIYAASIGA DHAB TA AHI WAA SAHAN.
 


Siyaasiga reer Somaliland, ama dhamaan somalidaba.

Siday wax wali ba isu dhalan rogeen ,ayay Siyaasadiina isu badashay, waxay noqotay Anna way kan, ma jirto wax lagu xisaabiyo, iyo wax la tix raacaa toona.Ani goon kala reebin, dham aan siyaasiga imika ka jira Somaliland, ma arkaayo, mid meel iska tagay, kuna hawlan inuu no qdo siyaasi mug leh, waxay wada noqdeen, qaar nolol maal meed kooda kula soo baxa, waxa y wada noqdeen, qaar boob cad diyaar u ah, way wada baal mareen dhaqan kii siyaasada, iy o milgihii aqoon taba.

MAXA LAGU SOO XUSHAA SIYAASI GEENA

Siyaasiga reer Somaliland maan ta waxa lagu soo xushaa qabiil, iyo qolo, waxa lagu qaybiyaa madax da dalkeena, waxa lagu qayb sadaa qaydhin ka, Reer waliba waa inuu helaa, cid ka dh ex muuqa ta dawlad jirta, hadii kale ma shaqay naysoo. Runii waa ayaan darro, looma raaco, hebel waa kuma ? ma gudan karaa xilkaas ?,
aqoon teed ma leeyahay? ?, muxuu khibrad, ama taariikh la raaco leeyahay, ma jirto waxaas oo dhami, waa inuu noqdaa QABIILI REER KA DHASHAY,REER KOODIINA, KU XIDHI KARA DAWLADA JIRTA.
markuu roob ka gugu bilaab mo, waxa caado, ah, inuu doox yada soo rog madaa, dhar ka roob ee u horeeya, waxa lagu yaqaana, waxay soo qaadaan, xashiish, iyo dhir badan, iyo wax yaalo fara badan oo isku dhex jira, waxa loo yaqaanaa ( DAAD XOOR), runtii waxaan maan ku sifayn karaa Siyaasiyeen teenu waa daad xoor tii Siyaasada.

HAN YARI DA SIYAASIGEENA

Sida caacfimaad qab ta mar ka looga fakiro arin ka , waxa caadi ah, wixii ku bilaab ma khalad, inuu ku dhamaato khalad, marka lagu soo xushay Siyaasiga, siday nu soo sheeg nay, ma yeel an karo tayo fiican, laga mana filo karo, natiijo wax ku oool ah,.
siyaasigan liin baxay, wuxuu ku hawlan yahay, inuu ka xoog sado, muda yar, uu meesha sii jog, waayo malaha amaan kii, ama kalsoonidii shaqada, waana nin lagu keenay YAA TAQAAN, EEN LAGU KEENIN MAXAAD TAQAAN. Markaa waxay dhaxal siisaa, inuu ku mashquulo, wax aa n faaiido u hayn dalka iyo dad kaba. Qof kaasi ma laha himilo dheer, oo ku hanan karo, hogaa n ka dalka, mana raadin karo, aragti diisuna way ka hoosay saa, halkaa, markaa hankiisu wux uu ku soo koob taa, inuu Guri iyo Gaadhi, iyo in yar oo masruuf ah, kala baxay, meeshaa. Nasiib darro, taariikh fiican inuu ka tago, haba sheegin taas, waxa qudha ee lagu xasuus taa, waa hebel kii CEEB TAA IYO CEEB TAA SAMEEYA, oo kaliya.
Ilaahay haw naxariis tee, Marxuum Maxamed Ibarahim Cigaal, ayaa laga hayaa SIYAASAD W AX BAA LOO IIBIYAA, EE LAGA MA IIB SADO. Waa mid xaqiiqo ah, taasi waa nin ka doonaaya , tariikh lagu xasuusan karo, oo uda kara ah, inuu ka tago. Maan ta se ma jirto.

AQOON LA,AN TA SIYAASIGA

wax yaalaha aanu soo sheeg noo dhami, waxay ina tusayaan, inaanu Siyaasiga Maantu u ba ah nayn, inuu yeeshu Aqoon hufan, waayo sida lagu soo xulanayo, ayaa aad uuga duwan si dii la yaqaanay. Qof kaasi waa inuu yahay Qabiili,kaliya ayaa looga baahan yahay, taasi, wax ay meesha ka saar tay, aqoon tii, iyo taariikh da siyaasiga looga baah naa.


MAXAA LAGA DHAX LAY SIYAASI XUMADUII

Siyaasi xumaan ta ku habsatay reer Somaliland,Waxay ina dhax siisay wax yaalaha hoos ka muuq da.

waxay ina dhaxal siisay, tayo beel Dawladeed
waxa meeqaam keedi hoos u dhacay Dawladii,
Waxay lumisay kala dambayn tii
dhaqan kii lagu yaqaanay dawlad nimada
Wada shaqayn tii, madax da
In sharciga si dhib yar loo jabiyo
in si dhib yar, loo booby karo umadda
in si dhib yar meel looga dhacao muwaadin ka
inay siyasad deeni madax iyo muijo kal yeelan way do
In qof waliba ku amar ku tag leey, halkuu joogo
Waxaan ilaahay ha rajay nayaa, inuu xaqa ina tuso, dariiqa toosana ina mari.

Waa bilaahi tawfiiq

 

 

 

 

A.khaliq Ali