Waxaan hanbalyo iyo taaniyad farxad leh u diraynaa
Dr Maxamed Xasan Caalin Cige iyo
Khadra Daahir Fadan oo ay gabadhi ugu
dhalatay wadanka Sweden.
Waxaan ilaahay uga baryeynaa inuu
ka dhigo gabadhii lagu nagaado ee lagu nasto eebbena ka dhigo
khayrqaba,AAMIIN AAMIIN AAMIIN
ABDIRAHMAN IBRAHIM BOUH IYO
MARWADIISA AMRAN AHMED HUSSEIN IYO CARRUURTAYDA:
-GULEED ABDIRAHMAN
-HIBO ABDIRAHMAN
-HUDA ABDIRAHMAN
-AWALE ABDIRAHMAN
-LIBAAN ABDIRAHMAN
LEICESTER,
UK
|