|
HANBALYO
MEHER
GACAL IYO
SOKEEYABA MEHERKIINA LAGU FARAX
Cabdo Ismaaciil ciise

Hoodo
Maxamuud Cabdi


      
1. Eng.Maxamed Cabdillahi Nuur
2. Hodon Ismaaciil Ciise
3. Cabdifatah Maxamed Cabdillahi
4. Fozia Maxamed Cabdillahi
5. Cabdillahi Maxamed Cabdillahi
6. Cabdilhamid Maxamed Cabdillahi
7. Muuse Cabdillahi Nuur, Xaaskiisa iyo Carruurtiisa
8. Mukhtar Cabdillahi Nuur , Xaaskiisa iyo Carruurtiisa
9. Ismaaciil Cabdillahi Nuur , Xaaskiisa iyo Carruurtiisa
10. Fadumo Cabdillahi Nuur, odaygeeda iyo Carruurteeda
11. Xaliimo Cabdillahi Nuur,odaygeeda iyo Carruurteeda
12. Fozia Cabdillahi Nuur,odaygeeda iyo Carruurteeda
13. Maryam Cabdillahi Nuur,odaygeeda iyo Carruurteeda
14. Fa'isa Cabdillahi Nuur,odaygeeda iyo Carruurteeda
15. Prof Maxamed Muxumed Libaan
16. Jamaal Maxamed Muse
17. Siciid Cumar Xaaji Siciid
18. Cabdillahi Cismaan Xasan
19. Ismaaciil Cismaan Xasan
20. Cabdi Sadiq Axmed
21. Dr.Adan Faarax
22. Muxumed Xersi Xasan
23. Maxamed Macalin Cumar
24. Sulub Ali Amman
25. Eng Maxamed Cali Muse
26. Eng Axmed Ibrahim Suldaan
27. Maxamed Cabdi Xuseen
28. Adan Cabdi Hereri
29. Maxamuud Sh.Cumar Qalinle
30. Carab Muxumed Nuur
31. Sacad Cabdi Xuseen
32. Cabdi Cabdillahi Xasan
      
Waxaan hanbalyo & bogaadin u
diraynaa:

Cabdo
Ismaaciil ciise
Hoodo
Maxamuud Cabdi
oo meherkoodu ka dhacay magaalada Burco
ee Gobolka Tog-Dheer,waddanka
Somaliland

Waxaanan dhammaantayo Ilaahay
uga baryaynaa In guurkoodu noqdo kii lagu nagaado,ee lagu badhaadho ee bash bash
& barwaaqo kala kulmaan , Ilaaheyna ubad kheyr qaba kala siiyo.
AMIN
AMIN AMIN


By: Eng
Maxamed Cabdillahi Nuur
|