Hanbalyo iyo Boogaadin aad u balaadhan ayaan u di raynaa Boqorka cusub ee subeer awal,muxumed geelle seed


Bismilaahi raxmaani raxiim,marka hore ilaahay ayaa mahad leh m arka xigta ,anaga oo ah dhamaan dhalinta ama ardayda wax ka  b arata wadankan
Malaysia , waxaanu hanbayo iyo boogaadin u  dira ynaa boqorkayaga cusub ee lagu doortay magaalada Arabsiyo,  bo qor Muxumed Geelle Seed .


Boqor Muxumed oo ah boqorkii ugu horeeyay ee ay yeeshaan  Sube er Awal , waxaanu ilaahay uga rajaynaynaa in uu u fudaydiyo xilka culus ee uu umada u qaaday in uu ilaahay u fudaydiyo garan siiyana xaqa ,aaamin aaamin aaamin.
 

 



Qoraalkii :Cabdilaahi Sayid Abokor

csayid@hotmail.com
Kuala lumpur Malaysia