|
Hanbalyo ku
socta Xisbiga Kulmiye ka timid Laanta Bristol UK
Anigoo ah gudoomiya laanta Bristol ee Kulmiye Uk Mr Maxamed Xaashi
Ismaeil (Bacado) aniga ku hadlayaafka xishiga Kulmiye gaar ahaan magaalada Bristol iyo nawaa- xigeeda
Dhaman bah weynta Kulmiye ee ku nool arliga ingiriska gaar ahaan
magaalada Bristol w axa a y halbanyo iyo boogaadin udirayaan Xisbiga
Kulmiye dhammaan gaar gaar ahaan Golaha Fuli nta ee Xisbiga waxa kale
oo taas mid la mid ah aan u dirayaa Madaxweynah a Jamhuuriya
So maliland Ahmed Maxamed Maxamuud Silaanyo isla markaana ah
Musda nbeedka Xisbiga Kulmi ye kadib markaan arkay Go’aanka
Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi uu akhriyey
qodobadda waxa uu yidhi “Shirar u socday Guddiga Fulinta ee xisbiga
KULMIYE maalmihii u dambeeyey si loo hagaajiyo diyaargarowga
shirweynaha xisbiga ee soo socda; Guddiga Fulinta ee xisbiga KULMIYE
markii ay muddo lafa gurayeen oo aan guddoomiyey, markii aan
dhegaystay soo jeedintii Guddiga Fulinta iyo hal-doorka xisbiga iyo
cid kasta oo ay khusaynaysay, markii guddiga fulintu qolada yada
hoggaanka u soo jeedisay in la kordhiyo tirada Gudd iga Qabanqaabada
oo markii hore ahayd 19 xubnood, kadib markii meelo badan cabash o ka
timi haddii ay beelo tahay, waxaann u isla garanay In Guddiga
Qabanqaabada shir weynaha xisbiga KULMIYE lagu daro 8 xubnood oo
tirada rasmiga ah ee Guddiga Qaban qaabadu noqoto 27 xubnood.
Guddiga Fulinta ee KULMIYE waxay ansixisay oo ay isku raacay in
Guddiga Qabanqaaba da shir weynuhu noqoto 27 xubnood, waxaanna codkii
loo qaaday ogolaaday 31 xubno od, 2 kale way ka aamustay,
guddoomiyuhuna ma codayn, sidaasi ayey ansax ku yihiin 27-kaasi
xubnood ina y noqdaan Guddiga Qabanqaabada ee shirweynaha
KULMIYE.Qo dobka labaad ee la isla qaata y waxa weeye, Guddiga Fulinta
ee KULMIYE waxaannu kordhinay 7 xubnood oo aannu ka soo qaadnay
ururradii RAYS, DALSAN iyo UMMADDA ee KULMIYE ku biiray. Waxa kaloo
la buuxiye y 5 xubnood oo ka dhinaa Guddiga Fulinta oo ahaa wax
dhintay iyo wax xisbiga ka baxayba oo tiradoodu noqotay 35 hore iyo
7 lagu daray oo isku noqonaya 42 xubnood.
Waxaan aad iyo aad ugu mahadnaqayaa Guddiga Fulinta ee KULMIYE
dadaalkii iyo niya d-samaantii ay isku raacnay sidaa darteed waxaan
leeyahay guul iyo gobanimo ayaa inoo soo hotey ee hanbalyo hanbalyo
xunaha ama taageerayaasha xisbiga laanta Bris tol
1)Axmed Aadan Mooge
2)Mukhtaar Mowliid
3) Cali Mowliid
4)Maxamuud mowliid
5)Cabdi xakiim Qootaali
Muxumed Jaamac 7)
Maxamed Xaashi Ismaciil (Bacado)
8) Eng Xuseen Axmed Caydiid
9)inj Mahamoud Mohamed Bidde
10) Hanad Jaamac Yaasiin
11)Rashiid Maxamed Cilmi (QUDDE
12) Ahmed Cumar Xasan
13) Cabdisalaan Cali Cabdi
14) Aadan Cumar Xasan(fargaz)
15) Abdirasaaq Ibrahim Kooshin
16) Yuusuf Xaashi Cismaan
17) Maxamed Cabdi Fahfahle
18) Xasan Yusuf Siiciid
19) Cali Daahir Siiciid
20) Yuusuf Warmahaye
21) Mukhtar Xasan Xaashi
22) Maxamed Cali Good
23) Maxamed Cabdi Fahfahle (BBC)
24) Cumar Siyaad Cabdillahi
25) Haybe Cali Guun
26) Khaliif Maxamed Cabdi
27) Mahamed Adan Cumer (m dhere)
28)Hassan Ali Amaan
29)Yuusuf Maxamedcade
30)Siciid Calihakaale
31)Faysal Maxamed Badaawi
32)Maxamed Kowsaar Yuusuf
33) Cabdillaahi Caydiid
34) Caydaruus Keyse
35)Keyse Cabdi Caliwayd
36)Ali Mawliid Aw Ali
37)Mohamoud Mawliid Aw Ali
38)Mukhtaar Mawliid Aw Ali
39)Mustafe Xaashi Cusmaan
4o)Ciise Mohamoud caydid
41)Mohamed Abdi Obsiiye
42)Yuusuf Mohamed Cade
43)Mohamed Ali Xeyder
44)Bashiir Adan
45)Ibraahim Mohamed H Abdi Caamir
46)Cabdiraxmaan Xasan Cumar
47)Cabdi Maygaag
48) Cabdi Cismaan Xirsi (cabdi dhoore)
49) Ismaaciil Maxamed (ILDAB)
50) Muuse Gaanbiye
51) Ibraahim Cali Cawad
waad salaamatihii bahda saxaafada , wabilaahi tawfiiq. |
|