Hanbalyo ku socota dhamaan umada muslimiinta ah meel kastoo ay
aduunka joogaan
Ugu horayn waxaa mahad balaadhan iska leh Allah ,oo inagu sharfay
nimcooyinkiisan qaali ga ah, waxaan inagana Allaah inooga baryayaa
in uu inagu anfaco,Alah haynaga aqbalo soontii qaaliga ahayd .
Waxaan dhamaan hanbalyo u dirayaa umada muslimiinta ah ,waxaan
illaahay inaaga barya yaa in uu khayr keeda ina siiyo sanadkan ,sanadkiisana
uu inagu gaadhsiiyo bash bash, bar waaqo,iyo nimco aan dhamaanayn.
Wadamada muslimiinta
ah ee shaqaaqaadu ka jirtana, Allah nabadooda haw soo dabaalo, amiin
aamiin aamiin
Qalinkii:
Nafisa X. Ciise Yusuf (Kalgacal)
nafisasomaliland@hotmail.com |
|