Hanti-Dhawrka Guud Ee Qaranka Oo Guluf Baadhiseed Ka Bilaabay Wasaarada Wafaafinta Somaliland.


 

 


Wasaaradda Warfaafinta ayaa inta badan waxa ka dhasha khilaaf ba’an oo ragaadiya habsa ami u socodka..

 

Hargeysa (TNN)-Hanti-Dhawrka Guud Ee Qaranka ayaa baadhis ka bilaabay waxyaha kala duwan ee Wasaarada Warfaafiinta iyo Wacyigelinta Somaliland ka kooban tahay.

Ma Jiro War Rasmi Ah Oo Ka Soo Baxay Baadhista Uu Hantidhawrku Qaranku Ka Bilaabay Was aarada Warfaafinta, Hase Yeeshee Ilo-Xogogaal Ah Ayaa Sheegay In Shaqaalaha Hantidhawr ku Ay Xafiisyada Ka Qaateen Qoraal Xisaabeed Ay Wasaarada Warfaafintu Leedahay, Isla-Ma rkaana ay baadhayaan qaabka loo maamulo Dakhliga Wasaarada soo Gala.

Dakhliga Ay Soo Saarto Wasaarada Warfaafinta Ayaan La Ogayn Ilaa Xadiga Uu Leeg-Yahay Iyo Qaabka Loo Maamulo, Iyadoo Wararku Ay Intaas Ku Darayaan In Baadhitaanka Hanti-Dha wrka Ka Bilaabay Wasaarada Warfaafinta Ay Dabada Ka Riixayaan Xubno Ka Tirsan Shaqaal aha Wasaaradda Warfaafinta Oo Aan Ogolayn Masuuliyiinta Ugu Saraysa Wasaaradda, Isla Markaana Ay Qaarkood Doonayaan Sidii Ay Masuuliyiintaasi Meesha Uga Bixi Lahaayeen.

Wasaaradda Warfaafinta Ayaa Inta Badan Waxa Ka Dhasha Khilaaf Ba’an Oo Ragaadiya Habs aami U Socodaka Hawlaha Wasaaradu Ugu Xil Saaran Tahay Qaranka, Waxaana Inta La Ogyah ay Is Badalay Sadex Wasiir.

 



Timacade News Desk
Hargeysa Somaliland