Hargaysa kumay u codaynaysaa ila eeg maqaalkan
 

 

Magaalada hargaysa oo isha isku ilaashanaysa iyo halka qofkastaaba u foodayo. Waxa sha raxan sadex mudane oo mid ka midi yahay nin ka soo jeeda degaanka hargaysa oo ah  xaa fada maxamuud haybeiyo maxamed mooge.

Waxase kaloo jira xaafado kale oo ayagu aanay ka sharaxnayn cid degaan ahaan ksoo  jee da waxaana ka mida xaafada koodbuur iyo xaafada gacan libaax iyo xaafada axmed dhagax
Reer hargaysa ayaa waxay aaminsan yihiin in codka la siiyo ninka kasoo jeeda degaanka hargaysa xaqna uu u leeyahay inay taageeraan dhamaan degmooyinka kale ee hargaysa ka kooban tahay.

MUDANE FAYASAL CALI XUSEEN ayaa ah mudanaha kaliya ee u dhashay degaanka  hargay sa ee ku jira tartanka doorashada labada mudane ee kale ayaa waxay kala yihiin mudane daahir rayaale oo kasoo jeeda degaanka boorame. iyo mudane axmed siilaanyo oo kasoo jeeda degaanka burco

Hadaba waxa reer hargaysa ku goodiyayaan in hadaan la soo saarin mudane faysal cali  w araabe oo aanu asagu gobolka maroodi jeex guusha kala hoyan in ay mustqabalka keeni doonto ayadoo reer hargaysa is eegta foodkana ISA SIIN WAAYA.

GUD ololaha doorashada ee gobolka maroodijeex mudane maxamuud cali muuse[jiir] ayaa si cad u sheegay in loo codeeyo mudane faysal cali waraabe gudoomiye maxamed jiir ayaa dhaar ku maray in hadii faysal soo bixiwaayo oo uu goobolka maroodi jeex ka noqon waayo no 1 ama musharaxa ugu codka badan in aan nin kaloo reer hargaysa ahi waligii soo bixi doonin

SHacabka reer hargaysa ayaa ka fiirsan doona halka ay codkooda dhigayaan ee aan  bulsh ada is jecel ee reer hargaysa kala dilahayn sidoo kale labada musharax ee kale ayaa  nasii bkooda umada la hortaagan ayagoo leh ma nihin reer hargaysa balse waxaanu rabnaa  in aad noo codaysaan madaama aanu nahay xisbi idin taageeraya.

si kastaba ha noqotee hada waxa socda ololihii abid ugu waynaa ee asxaabtu dhoolotus ku samaynayaan fagaarayaasha la isugu yimaado.

gabagabdii

waxa ninkastabaa soo hor mariyay 30 kii nin ee ka dhaqaaqay xisbigiisa nin wax la hadhay ma jiro waxa dalkii noqday calan la lulaayo iyo calaamad xisbi oo lala ordaayo waxa  nin  ka staaba maanta ku hamiyayaa inay doorashadunu noqoto mid uu ku guulaysto sadexda  mu sharax ayaan u rajaynayaa nasiibkooda iyo kii umada u fiican ee diinta islaamka ku  dhaqa aya.
 

wabilaahi tawfiiq

 

 

 

Siciid Cabdi Dheen
dheen@live.co.uk
London UK