Hibo aan la wadaagin iyo Habeenkeed


 


Abwaanka weyn ee Ismaciil Aw Adan ayaa soo bandhigaya Murtidiisa uu ku cabiray hab gabay, heeseed, iyo majaaji leed. Wuxuu ku iidaamaya murtidaa qiimaha iyo qaayaha leh maaweeelooyin iyo madadaalooyin aanad ka xiiso goyne yn oo isaga gaar u ah oo aan cidi la wadaagin. Shaki ma leh markuu idin horyimaado in aad xikmada iyo qosol ka hirq an doontaan. Barnaamijka Bandhiga Jaajimo waxaa shaadir iyo shuuka looga dhiga, oo jiib iyo jaan looga dhigay coda dkii baxsanaa ee hobaladiina caanka. Waxaa bandhigiisa dhextaal u ah oo hoblada iyo abwaanada kalee oo la garab taagan codad iyo heeso kala jaad ah. Qofkii ka qaybgalay habeenkaa nuuxsi way kala dhaqaaqayaan, qosol iyo qiiran a way is huran yihiin.



Barnaamij qadarinta mudan waxaa isku soo dubaridey oo soo habeeyey Ururka Saafi iyo Rooda Maxamud Karaani oo ku yaal Harlesdon, London



Si aanad u gefin barnaamijka iyo gabaygii Murqaan iyo Haddana maahaan is idhi faafaahin dheeraad kala xidhiidh: o7940401288 iyo 07507726510.


Goobta lagu qabanayo iyo goortaba fiiro gaar ah u yeelo oo dhugo faalayarka halkan ku lifaaqan.