Huradaayow Hadh galay weeyee ka Tooseey
Waxaa caado noqotay madaxda Afrika markay maamulka ku Raagaan
in ay kursiga ku s eexdaan oo aanay dareenka,farxada, Iyo qiimaha
musaasabadu leeday Waxa macno ah u samayn . Waxaa kaloo jirta in
haddii siday filayeen ama loogu war geliya ay ka waaya an oo arin ka
gedisan siday filayeen ay kal kulmaan halkaas i Niyada jab uu ku
dhaco ka dibna ay halkaas ku Gamaan seexdaan , Khuuriyaan inta
xafladu socda. Waana Xaalada in badan dhacday oo aynu aragnay.
Hadab Waxaa Gudoomiyaha Xisbiga kulmiye mr Xariir uu la kulmay
xubnihii loo sheegay in ay Xisbiga kulmiye soo galeen oo Hutel aan
ka fogayn goobtuu jooga Xisbiga Waddani uu xafalada balaadhan ugu
qabtay Gudoomiyihii hore ee garabka jamal Ali xuseen ee Xi sbiga
Ucid.Gudoomiyihii garabka Haweenka ,Iyo Xogahayihiiba garabka jamal
Cali xuseen ee Ucid oo u diga rogtay Xisbi weynaha Waddani . Niyada
jab weynaa Cadho weynaa.
Hohaya Afrikaay Hurudooy Cadow ku heegyee hurudooy.
Mataan M Omar
Xoghayaha warbaahinta Waddani
UK Sheffield
|