inaa lilaah wa inaa ilaahu raajucuun انا للة وانا الية راجعون

 



Anagoo ah dadka magacyadoodu hoos ku qoran yihiin waxaanu halkan tacsi uga diraynaa Wala ashayo Kaltuun Muuse Cige (Xabad) anagoo ka tacsiyadaynayna Odaygeeda Xassan maxamuu d Xirsi (dhagoole) oo dhawan ku geeriyooday magaalada Arabsiyo waxaanu leenahay Eebbe sa mir iyo imaan ha ka siiyo, Marxuunkana Ilaahay janatul Fardowsa ha ka waraabiyo.
Aamiin, Aamiin, Aamiin.
 



Hooyo Faadumo cali Cigaal.
Sahra Aw Muxumed Cabdilaahi,
Luula Aw Muxumed Cabdilaahi,
CaashaCanab Aw muxumed Cabdilaahi,
Rashiid Aw Muxumed Cabdilaahi,
Mukhtaar Aw Muxumed Cabdilaahi,
Naasir aw muhumed Cabdilaahi,
Caasha Aw Muhumed Cabdilahi,
Khadra Aw Muxumed Cabdilaahi,

Waxa kale oo tacsidaa diraaya,

Aabo muxumad xasan (budle)
Hooyo Xabiiba Taani,
Muuse Budle,
Ruqiya Budle,
Dr.Siciid Budle,
Sacad Budle,
Khadra Budle,
Faadumo Budle,
Mustafe Budle.


Dhamaan dadkaasoo kala jooga dunida dacaladeeda waxay Ilaahay uga baryayaan marxuun Xassan Maxamuud inuu naxariistii jano ka waraabiyo ehelkii iyo qaraabadii uu ka tagayna samir iyo iimaan ka siiyo.


Aamiin, aamiin, aamiin, aaniin