TACSI
 

 

 



Inaallilaahi Wa inaa Ilayhi Raajicuun

Anigoo ku hadlaya magacayga Fuaad Cabdi Muxumed (Taraashib) iyo ka reerkaygaba wax an tacsi tiiraanyo Halkan uga dirayaa qoyskii,eheledii iyo asxaabtii uu ka uu ka baxay Xaaji Maxamed Xuseen Naaleeye oo maanta ku geeriyooday shil gaadhi oo ka dhacay wadada u dhaxaysa Hargeysa iyo Berbera.


Waxan ilaahay uga baryayaa inuu u marxuumka janadiii Fardawsa geeyo. Ehaladiisana Samir iyo iimaan ka siiyo,AAMIIN.

 

 



Fuaad Cabdi Muxumad