Iyada haatan la galay wakhtigii fasaxa dad badanina u safri doona wadankii hooyo, aya a lagu wargelinya Jaalliyada reer somaliland ee wadanka Holland, in cidii wax dhibaato ah kala kulant a Air portka Amsterdam ay si deg deg ah ula soo xidhiidhaan, Safaarada Somaliland ee dalka Holland. Telefoonka 0686994443. Sida ku cada warqda Taliska Ciidan ka socdaalka  Jamhuuriya da Somaliland, waxaa fiisa laga qaadan doonaa gegada dayuu rdaha ee Hargeysa ee Cigal International Air port.

Waxaa mar fara badan dhacday in dadka lagu xanibay air portka oo la yidhi fiiso ka soo qaata Safaarada somalida. Taasi oo aan reer somaliland khuseynin.halkaasina mudo dhe er dumar iyo caruur lagu xanibay.
 

 


Alla mahad leh.

Maxamed Yuusuf Buux

Wakiilka Somaliland ee dalka Holland