JAALIYADA HOLLAND HAMBALYO XUSKA 18MAY S.LAND

 



anagoo shacabka dhamaan caruur iyo ciroole, ku dhaqan wadanka holland, waxaanu hambalyo kal iyo laaba u diraynaa shacabka somaali land meel kasta uu joogo gudo iyo dibadba, waxaanu leenahay ku wada ciida caafimaad san, waxaanu hambalyo u dirayna a xukuumadada uu gadhwa deenka ka yahay, ruugcadaaga siyaasada geeska afrika mu dane axmed maxamed maxamuud siilaanyo iyo marwadiisa, madaxweyne xigeenka iyo marwadiisa waxaanu leenahay ilaahay san adkaa sanadkiisa inagoo nabada maalgashi iyo aqoonsiba helay ha ina gaadhsiiyo

aaamiin
wa bilaahi tawfiiq

 




caaqil xaaji cabdi maxamed guuleed
Gudomiyaha guurtida maxamed yuusuf buux
ODAY DHaqmed x.cabdi xussein