War Saxaafadeed:

 


Jaaliyada Somaliland UK iyadoo ilaalinaysa oo isha ku haysa midnimada, wadajirka iyo habsami u socodka hawlaha bulshada Somaliland ee ku dhaqan UK, waxay si buuxda u taageersantahay u lana shaqayndoontaa Gudida Qabanqaabada xuska iyo dabaald ega 18ka May 2014. waxaanay u rajaynaysaa inuu ilaahay ku guuleeyo hawsha culus ee loo xilsaaray.

 


Allaah Mahad Leh,
Gud/ Jaaliyada Somaliland UK
Abdalla Salim