Jaaliyadda Somaliland ee reer Norway oo tacsi u diraya qoyskii iyo qaraabadii uu kabaxay marxuum Ali Hussein Farah (ina haaji dheere) oo ku magac dheeraa Cali-
Buur).

 


Aniga oo ah Ahmed Abdullahi Obsiye kuna hadlaya magaca dhammaan jaaliyadda reer Somalil and iyo Somaliyaba ee ku dhaqan carrigan Norway, waxaan tacsi u diraynaa marka hore qoys kii, qaraabadii iyo ehelkii uu ka baxay Marxuum Cali Xuseen Faarax (Cali-Buur) EEBBE janadiis ii fardawsa haka waraabiyee. Marka labaadna waxaan Ilaahay uga baryaynaa inuu u dambi dhaafoo inaga dhaammaanteen Samir iyo iimaan inaga siiyo. AAMIIN AAMIIN.
Geeridu waa xaq oo Noole waa dhinte.
.
انوعجار هيلا اناو نوعجار هيلا اناو اولاق ةبيصم مهتباصا اذا نيذل "Those who if a
disaster/every thing hated struck them they said: "`We are to God, and
we are to Him returnig».
Liiska dadka tacsida diraya
Ahmed Abdullahi Obsiye
Abdillahi Saleebaan Bidde
Mohamed Ahmed Ali
Ahmed Sayid M. Nuur
Sh Mohamoud Isse Abdillahi
Ahmed Mohamoud samatar
Mohamed Yousuf Guleid
Isse Farah Elmi
Mohamed Egeh Uteh
Awil Haibe Ismail
Ibrahim Ismael Foodcade
Ibrahim Daud
Ismail Adur
Ahmed Awad Ismail
Sulieman Mohamed Obsiye
Khalid Xassan Tamuuje
Mukhtar Aliyare
Abdi Yousuf
Cabirahmaan Saalax Shilis
Ayaan Hersi
Mustafe Guhaad
Abdi Ibrahim X. Abdi
Abdirazak Muuse Taarwale
Muuse Jaambiir
Abdirazak Ali Rigaax
Abdirashid Magaalo
Hussein Pakistani
Ahmed Yousuf
Ali Abdillahi Bulhan
Mohamed Maaweel
Mustafa Tahar Sulub
Abdirahim Omar
Mohamed Difoo
Mohamed Abdillahi Cade
Ismail Osman Otorosee
Hamsa Foodyacay
Hussein Omar
Ismail Qase
Hassan Looyar
Osman Obsiye
(Osman Greek)
Mohamed Ibrahim
Abdirashid Mouse Dheere
Abiib Abdillahi
Ahmed Hashi
Abdillahi Mohamed Ali
Sulub Ismail H. Warsame
Mubaarek Sharif Ali-abuu-
shanaf
Abdi Nur (Dheereeye)
Abdiqadir Ibrahim Ainan
Hassan yousuf Guleid
Mohamed Omar (Bensel
yousuf Mouse
Abdi Muhumed Madar (AbdiGujis)
Mahdi Awil Haybe
Abubakar Haybe
Ahmed Ibrahim Ainan
Abdirasak Ibrahim Ainan
Ali Mohamed Nour (Ali iid)
Awal Ahmed Abdullahi
Abdi-amin Dahir Abdullahi
Ahmed Jibril
Awil Ahmed Geele
Abdullahi Sh. Daud
Abdillahi Darod Hassan
Abdi Koosaar Awad
Mohamed Koosar Awad
Mohamed Habarwaa


Inaa Lilaahi wa innaa Ilaahu Raajicuun





By Eng. Prof. Ahmed Abdullahi Obsiye
Oslo, Norway