FADLAN KA QAYB QAADO UNA GAR GAAR WALAALKAAGA BAAHAN EE ABAARUHU SAAMEEYEEN


 

 

 


Hay'adda samo-falka ee Tog-wajaale Foundation (TWF) ,waa Hay'ad ka diiwaan gashan Dalalka Ja mhuuriyada Somaliland iyo Ingiriiska. Walaalayaal sida aad la socotaan ,waxaa dalkeenii ka jira A baaro ba'an, oo dad & xoolaba saameeyey,xaalada ay ku sugan yihiina aadna looga deyrinayo.

Waxaan ugu baaqaynaa dhamaan shacabka Somliland,gudaha & dibadba, in laga wada qayb qaa to, sidii aynu gacan weyn ugu geysan lahayn , gar gaarna ugu fidin lahayn walaaladeena Abaaru hu saameeyeen.Markaynu Allah dartii isugu damqanno,isugu naxariisanoo,isugu gar gaarno,ayaa Rabbina Raxmaadkiisa Cirka & kuwa dhulkaba inoo furayaa.

Walaalayaal waxaad ogaataan , in wixii aad ku bixiso mashaariicda kheyrigaa,in ay tahay wax adi ga meel kuu yalla,adduun & aakhirana ku anfacaya,waxtarna u noqonaya walaaladeen maanta A baartu saameysay. Fadlan wixii aad awoodi karto,ugu soo hagaaji :



 

 

 

Tog-Wajaale Foundation (TWF)
XAWAALADA DAHABSHIIL
Account No: HRGD34568
Tog-wajaale , Somaliland

 


Tog-Wajale Foundation (TWF)
Bank name: Lloyds TSB
Account No. 24299468
Sort Code: 30 - 98 - 70
London , UK

 

 

 

 

 

HAY'ADDA SAMA-FALKA EE TOG-WAJAALE FOUNDATION (TWF)