Kaadhadhii cod bixiyayaasha oo soo gaadhay  Somaliland

 


Hargeysa (TNN)-Guddoomiyaha Guddida Doorashooyinka ee Jamhuuriyadda Somaliland mudane  Ciise Xamari , ayaa ku dhawaaqay  inay gabi ahaanba soo gaadheen  kaadh adhkii cusbaa ee   lagu bedelayay kaadhadhkii hore ee Diiwaangalinta.

Kaadhdhkaasi oo ay sidday diyaarag gaar ah,ayaa waxay ka soo degtay gegeda  diya aradaha,  ee Egal International Air port , ee magaalada Hargeysa.

Waxaa kale oo Guddomiyuhu tibaaxay , in arrintani ay waxa wax weyn soo  kordhina yso , lagana war war la'aanayo  inuu dib ud dhac yimaado,  wax walbaaba u dhici doo naan sidii loogu tala galay, maadaama lana  soo gaadhsiiyay ka hor wakhtigii u qorsha ysnayd in la qaybiyo.

 

Timacade News , Hargeysa