KOMISHANKA DOORASHOOYINKU DANBI AYAY KA GALEEN REER GABILEY GAAR AHAAN ARDAYDA JAMACADA

 

cadaaladu waa aasaaka nolosha waana hurumarka bualshada komishanka ab doorashooyin ka waxaay loo igmaday inay u dhexeeyaan dhamaan umada reer somaliland hadaba dhawa aqa ka soo yeedhaya komishanku ma yahay mid ka farxiya umada reer somaliland?

komishanka doorashooyinku waxay cagta saareer jid ku ridaya guul daro marka ay  yidhaa hdeen reer gabiley kama mid noqon karaan shaqaalaha komishanku qoranayo gaar ahaan kuwa jaamacada timacade hadii aanay komishanku aqoonsanayn jaamacad gabiley  maceh eedu waa reer gabileyna komishanka ma aqoonsana.

jaamacada tim cade waa jaamacad ka mida jaamacadaha dalka somaliland waxay hoos  tim aadaa wasaarada waxbarashada somaliland komishanka hawshiisu maaha inay ka taliyaan shaqadii wasaarada waxbarashada loogamana baahna inay xaalad abuuraan waxaa  suga ysa shaqadii loo doortay waxaana haboon in maxkamad la saaro waayo? waxay danbi ka galeen qoomiyada reer gabiley iyo xeerkii maxadweynaha somaliland daahir riyaale kaahin ku magaacabaay jaamacad timacade

ardayda jaamacada timacade iyo dadka gobolkuba maaha inay u dulqaataan gardarad ca daanka ah ee komishanku kula kacay jaamacad iyo mandaqada  gabiley dadka reer  soma liland waa inay ka ditoonaadaan dhibaatda ka soo food leh raga maanta leh reer gabiley ma noqon karaan shaqalaha komishanka bari tolow maxay odhan doonaa. dadka siday u kala saari talin maayaani raboow noo tali
 

 


omar aw cabdi maxmed
omar dooli
qodaal@hotmail.com
Bristol