Kulmiye wa xusbul xaakimkii maaha inu inaga
burburo sidii UDUB

 


Anigoo ah runtii xubin ka tirsam xisbi mucaarid ah, waxan maanta oo ay bishu tahay 31 Marso aad ugu farxsan nahay Qabsoomida shirka golaha dhex ee xisbiga kulmiye oo ru ntii dadbadani walaac badan ka qabeen, waxan joogay Hargeysa labadii bilood ee u dan beyay waxan dareemayay in olole bani ka dhex socdo xisbiga kulmiye oo runtii burburin kara qabsoomida shirka golaha dhex ee xisbiga, wa ilaahey mahadii hadii ay ka gudbeen maanta burbur iyo shakigii laga qabay loolanka siyaasadeed ee xisbiga dhexdiisa ka holc ayay..

Somalidu waxay tidhaahda doqontu waxay mooda in la kala tagayo marka la ficil tama yo - kulmiye wa xisbul xaakimkii dalkeena maamulkiisa gacanta ku hayay maanta maaha inu inaga burburo hadii u burburo waxaan aaminsanahey inu

dhaawac weyn u geysan karo jiritaankeena qarannimo.. waxaynu wali la dhutineynaa d hibaatadii iyo hadimadii inaga so gaadhey xisbigii qaran ee inaga burburey ee UDUB, wa xaynu wali ka so kaban la nahay dhibaatadii loo geystey xisbiga qaran ee UCID, ee mar kii danbe ilaahey badbaadiyay.. xusbi inaga burbura dhibaato weyn bu qaranka u leeya hay ee yaan waxba lagu farxin xisbi inaga burbura..

Waxa kaloon aad ugu faraxsan naay go?aanka geesinimada leh ee u madaxweyn Sillaan ayo ku diiday inu ka qeybgalo shirka somaliya loogu qabaneyo lONDON bisha danbe... dhawaaqa madaxweynaa ka so yeedhay ee ah waxan la tashaneyaa golayaasha iyo asxaabta qaran waan ku hambalyeeynaya talaabadaasi hadii u madaxweynuhu kaga dhabeyo waxaynu noqon doona qaran meel u wada jeeda oo isgarab gala... guul baan kulmiy u rajeynayaa iyo tawfiq..


Waxan dalkeyga iyo dadkeyga u rajeynayaa guul iyo barwaaqo, waxan leeyahay gacmo wadajir bey wax ku go?ooyin karaan maanta meel kaste duufano iyo cadawo baa inoo so miliqsaneya oo an ogoleyn wadajirkeena iyo hormarkeena wa in meel looga so wada jeeda jiritaanka dalkeen.. maaha in aynu ku jirno waran waran ka horgee iwm, runtii wa xan ka codsanaya madaxweynaha iyo goloyaasha qarankuba in ay dhameynaan khilaafi yada maanta ka jira dalkeena oo muhiim ah in loo guntado sidii loo dhameyn laha...


Guul baan u rajeynaya JSLand



Omar Darood Hassan

Gud. Nordic ee xisbiga UCID
Norway