La-taliyaha Madaxweynaha ee dhaqaalaha iyo Ganacsiga Axmed Carwo oo tacsi u diraaya qoyskii marxuumad Xaawa-luul Sh Maxamed JIrde

 


Waxaan tacsi u dirayaa ehelka, ubadka, tafiirta kale, gacalka, qaraabada, xigaalka, xito iyo asxaabta marxuumad Xaawa-luul Sh Maxamed Jirde ka baxday oo ay hormood u tahay Ma rwada Kowaad ee JDS, Aamina Weris Sh. Maxamed Jirde.

Marxuumad Xaawa-luul waxay ku geeriyooday London maanta 23/02/2014

Waxaan Ilaahay uga baryaya marxuumadda inuu ku abaal mariyo dambi dhaaf iyo inuu ka dhigo kuwa dhaxla janatul-fardaws, ehel iyo asxaabna inaga yeelo kuwa laasima samir iyo duco. .

Inaa lilaa wa inaa illeyhi raajacuun.

 

 


Axmed Xasan Carwo
La-taliyaha Madaxweynaha ee Dhaqaalaha
Ganacsiga iyo Malgashiga