Liiska Gudida Gudoomiyaha Golaha wakiilada Cirro u sa aray
baadhitaanka iskudaygii dil ee lala beegsaday Xildhibaan Qabile
Hargeysa (TNN):-Gudoomiyaha Golaha wakiilada Somaliland
Cabdiramaan Maxamed Cabd illahi (Cirro) ayaa Gudi xildhibaano u badan
u saarey inay macluumaad iyo war bixin faah faahsan ka keenaan
iskudaygii dil ee lala beegsadey Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo
fashilantay.
Liiska Gudida:-
Xildhibaan Cabdiraxmaan maxamed jaamac
Xildhibaan Ibraahin Jaamac Cali Rayte
Xildhibaan Maxamed Saalax Cige
Xildhibaan Xamse maxamed Gaadaweyne iyo
Garyaqaan Mustae maxamed Daahir oo ah la-taliyaha sharciga ee golaha
wakiilada.
Timacade News Desk
Hargeysa,Somaliland
|