Maamulka Masaajidka Tawfiiq Waxa Uu Ku Casuumayaa Dad wey na ha Soomaaliyeed Ee Degan Magaalada Oslo Iyo Aga gaarkeeda Xaflada Furitaanka Masaajidka Cusub.
 



Maamulka masaajidka tawfiiq islamsk senter Waxaa sharaf u ah inuu dhammaan dadka Somaaliyee d ku casuumo ka soo qaybgalka Furitaanka masaajidka CUSUB Ee Tawfiiq ee dhismihiisu dhawaan k u soo gabogaboobay magaalada Oslo.

Waxaana xaflada furitaanku u dhaceysaa sidan:


· Maalinta: Sabtida 22.12.2012

· Saacada: 15.00 ilaa 18.30

· Goobta: Åkebergveien 40 (masaajidka)


Kasoo qaybgal wanaagsan


Mahadsanid


Guddiga qabanqaabada:


Kala xidhiidh Telefoonada:


(47) 95929262

(47) 48201092

(47) 45286122

(47) 40069233