Maayarkii magaalada  Hargeysa,Engineer. Yusuuf Warsame Siciid ,oo xalay Ku Geeriyooday Dalka Imaaraadka Carabta


 


Abu Dhabi (TNN)- Rabbi naxariistii janno Fardwasa ha ka waraabiye ,Maayarkii magaalada  Hargeysa,Engineer. Yusuuf Warsame Siciid ,ayaa xalay ku geeriyooday Dalka Imaaraadka Carabta. Marxuumka ayaa in muddo ahba ku sugnaa Cisbitaal ku yaalla magaalada Abu D habi, oo lagu daweynayey.

Dhammaan maamulka,weriyayaasha & hawl wadeenada Shabakada wararka ee Timacade New s, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii,ehelkii,qaraabadi,asxaabtii,Golaha deg aanka ee magaalada Hargeysa &  shacabka Somaliland ee uu marxuumku ka baxay.

Waxaan Allaha awoodda leh uga baryeynaa, inuu marxuuma janno fardawsa ka waraab iyo,dhammaanteenna samir & iimaan ka siiyo,aamiin


 


Timacade News Desk
Abu Dhabi,UAE