Macnaha iyo ujeedada ninkii maaxiyaa garan



Todobaadkan saaxiibkay Maxamed Baashe Xasan wuxuu warbaahinta ku faafiyey maqaal uu ku farayaraystay. Maqaalkaas oo xanbaarsanaa tuducyo ka mid ah murtida suugaanta Som alida ee lidka ku ah gardarrada iyo cadaalad darrada. Macnaha iyo ujeedadana ninkii Maaxiy aa garan.

Anna waxaan ku sii ladhayaa oo ku xoojinayaa gabay lagu tiriyey luqada caalamiga ah ee af-ingriisiga. Kaas oo uu tiriyey abwaan u dhashay dalka Naygeeriya oo magaciisa la yidhaa Niyi Osundare. Gabayga waxaa la yidhaa: Maxaa iga galay, maxaa iiga gidhiisha mar haddaan mu ufadayda maraq ku dhuuqaayo. Nuxurku waa dulmiga in aan la isku daawan.
Macnaha iyo ujeedadan ninkii maaxiyaa garan.

 

 

 


Not My Business
Niyi Osundare



They pickedAkanniup one morning
Beat him soft like clay
And stuffed him down the belly
Of a waiting jeep.
What business of mine is it
So long they don't take the yam
From my savouring mouth?

*****
They came one night
Booted the whole house awake
And draggedDanladiout,
Then off to a lengthy absence.
What business of mine is it
So long they don't take the yam
From my savouring mouth?
Chinwewent to work one day
Only to find her job was gone:

*****
No query, no warning, no probe -
Just one neat sack for a stainless record.
What business of mine is it
So long they don't take the yam
From my savouring mouth?

*****
And then one evening
As I sat down to eat my yam
A knock on the door froze my hungry hand.
The jeep was waiting on my bewildered lawn
Waiting, waiting in its usual silence.

 

Hamud Duale