Madaxtooyada oo Casho
Sharaf u Samaysay Agaasi ma ha City Bank ee Ivory Coast Jamaal Cali
Xuseen
Hargeysa (Timacade News)-Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa
xalay xa flad casho sharaf ah ugu samaysay huteel Maansoor ee
Magaalada Hargeysa, Aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen oo ah Agaasimaha
City Bank ee Ivory Coast, isla markaana ah Abwaan da’yar oo dhawaan
sameeyay hees Somaliland ah.
Xafladan cashada ah oo uu u sameeyay Xoghayaha Gaarka ah ee
Madaxweynaha, Mu dane, Axmed Maxamed Ciise, waxa ka soo qayb galay
Xoghayaha Guud ee Xisbiga UD UB, Mudane, Jaamac Yaasiin Faarax,
Wasiirada Arrimaha Gudaha, Ganacsiga, Cadaalad da, Gaashaandhiga,
Wershadaha, Dib-u-dejinta, Macdanta iyo Biyaha, Gudoomiyaha Ololaha
Doorashada ee Xisbiga UDUB, Wasiir xigeenada Arrimaha Dibadda iyo
Qorsha ynta Qaranka , Gudoomiyaha Siyaasadda ee Xisbiga UDUB iyo
Af-hayeenka Madaxtoo yada JSL.
Source:sn
|