Madaxwayne Ku-Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland ,Cab diraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), oo   magac aabay Gudida qaban Qabada Aas Qaran oo loo sa meynayo marxuum  Maamed Saleebaan Tubeex

 

 

Ujeeddo: Magacaabis Guud Aas Qaran

“Mudanayaal, sida aan la socono waxa dalka Jarmalka ku geeryooday Fanaankii Waynaa Ee Maxamed Suleebaan Tubeec(AHN) waxa ay dawladdu u samayn doontaa aas Qaran. Haddaba waxa la idiin Magacaabay Guddida Qaban- Qaabada aaska Marxuumka, waxaan ad isku duba ridi doontaan Habsami U Socodka Hawsha Aaska. Marxuumka Waxa Lagu Aa si Doonaa Magaalada Berbera Ee Gobolka Saaxil Oo Uu Ku Dhashay, Ku Barbaaray, Kuna Dardaarmay .

Xubnaha Guddida ee Madaxweyne ku xigeenku Magacaabay

1- Wasiirka Wasaarada Dhanliyarada Iyo Ciyaaraha
2- Wasiir Ku Xiggeenka Wasaarada Warfaafinta
3- Wasiiru Dawlaha Madaxtoonyada
4- Wasiir Ku Xiggeenka Amniga
5- Badhasaabka Gobolka Saaxil
6- Maayirka Magaalada Berbera
7- Maareeyaha Dekeda Berbera
8- La Taliyaha Madaxweynaha Ee Arimaha Bulshada
9- Abwaan Maxamed Ibraahin Warsame(Hadraawi)
10- Abwaa Xasan Xaaji C/Laahi(Xasan Ganey)
11- Boqor Axmed Ugaas Iimaan
12- Maxamed Xasan Cali (Waji)”