Madaxwayne siilaanyo Oo saaka Dalka dib Ugusoo laabtey Iyo Soo Dhawayn Layaab Leh Oo Loo Sameeyay

 



Madaxweynaha Somaliland oo saxaafadda kula hadlaayay qolka VIP-da ee Madaarka, ayaa sheega y inuu isu soo maray ..... Daawo Sawirro Badan


Hargaysa( TNN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa goor dhaweyd ka soo degay garoonka diyaaradaha ee Magaaladda Hargaysa. Madaxweynaha iyo waftigiisa ayaa saaka barqadii ka soo duulay xarunta dalka Itoobiya ee Magaaladda Addiis-aba ba. Waxaana si weyn loogu soo dhaweyay garoonka iyo Magaaladda Hargaysa gudaheedaba.
s
Madaxweynaha Somaliland oo saxaafadda kula hadlaayay qolka VIP-da ee Madaarka, ayaa sheegay inuu isu soo maray waddamo dhawra, isagoo bilowga safarkiisu ka bilaabmay waddanka Turkiga, hal kaas oo ay wada hadalo ku dhexmarayeen madaxda dalka Soomaaliya. Wuxuu Madaxweynuhu shee gay inay ujeeda safarkoodu ahayd qadiyadda Ictiraaf raadinta Somaliland .
 

 



Guuleed Muxumed Ibrahim
Timacade News Desk
Hargeysa,Somaliland