Madaxwayne Siilaanyo oo Saaka Xadhiga Ka jaray Dhismayaal Cusub oo lagu Kordhiyay Qasriga Madaxtooyada Somaliland

 

 


Waxaana halkaasi madaxweynaha ku soo dhaweeyey wasiirka madaxtooyada

Hargeysa (TNN)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Maxa mu ud (Silaanyo) ayaa maanta xadhiga ka jaray dhismayaal cusub iyo kuwo dib u habayn balaad han lagu sameeyey oo ku yaala qasriga madaxtooyada JSL,

Waxaana halkaasi madaxweynaha ku soo dhaweeyey wasiirka madaxtooyada Jamhuuriyad a Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan oo madaxweynaha xog waran iyo faahfaahin ka siiy ey dhismayaashan iyo waxa loogu talo galayba oo uu wasiirku sheegay in ay yihiin 8 x afiis, la ba hool oo shirarka loogu talo galay iyo kulamada caalamiga ah kuwaas oo ah kuwo casri ah, 9 Qol oo hurdo ah oo loogu talo galay ciidamada ilaalada madaxtooyada Jamhuur iyada Somalilan d kuwaas oo cusub iyo dib u qurxin balaadhan oo lagu sameeyey fooqa qas rigu ka kooban ya hay oo laga dhigay mid AL-MUUNIYAAN lagu xidhay sida ka muuqata saw iradaba.

Ugu danbayn waxa uu wasiirku mahadnaq balaadhan u soo jeediyey cid kasta oo gacan ka geysatay dhismahan.
 

 


Timacade News Desk
Hargeysa, Somaliland