TACSI MADAXWEYNE

 


Madaxwayne Siilaanyo Oo Tacsi U Diray Marxuum Dalka Ingiriiska Ku Geeriyooday Mad a xweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed (Siilaanyo), waxa uu tacsi u dirayaa Dhammaan reer Cabdiqaadir Faarax, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxa abtii iyo shacbiga Somaliland, ee uu ka baxay Marxuum Cali Cabdiqaadir Faarax oo ku geeriyooday 14/02.2014, wadanka Ingiriiska.

Madaxweynuhu waxa uu Marxuumka ALLE uga baryayaa inuu naxariistii Janno ka war aabiyo, Dhammaan reer Cabdiqaadir Faarax, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxayna Samir iyo Imaan ka siiyo.
 


IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN
 


Axmed Saleebaan Maxamed (Dhuxul)
Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.