WARSAXAAFADEED
Madaxweynaha JSL Mudane: AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) waxa uu
tacsi u diray aa Qoyskii, Qaraabadii iyo asxaabtii iyo Guud ahaanba
Shacbiga Reer Somaliland ee uu ka baxay ALLE ha u naxariistee
MARXUUM IBRAAHIM MAYGAAG SAMATAR, oo ku geeriyooday Tokiyo, wa
xaanu ilaahay uga baryayaa inuu qabriga u nuuro naxariistiisana
janno ka waraabiyo.
Waxaanu Dhambaalkan Madaweynuhu ku yidhi ( Aniga oo ku hadlaaya
Magacayga, ka Dawlada iyo ka shacbiga Reer Somaliland-ba ,waxan
Tacsi u dirayaa qoyskii, qaraabadii iyo qsxaabtii iyo Guud ahaanba
Shacbiga Reer Somaliland ,ee uu ka baxay alla ha u naxariistee
MARXUUM IBRA AHIM MAYGAAG SAMATAR, oo ku geeriyooday Tokiyo.
ALLE Ha u naxariistee Marxuum
Ibraahim Maygaag Samatar, waxa uu ahaa Aqoonyahan, Siyaasi iyo
Halyey Taariikh ku lahaa Dalka iyo Halgankiiba.
ILLAAHAYNA waxan uga baryahaa inuu qabrigiisa u nuuro, naxariistii
Janno ka waraabiyo
INAA ILAAHI WA INAA ILAAHI RAAJUCUUN
Cabdillaahi Maxamed Daahir ( Cukuse )
Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.
|