Madaxwayne Siilaanyo Oo Xubin Kale Ku Duray Guddi Hoosaadka Diwaangalinta Madaniga ah

 


Hargaysa (TNN): – Madaxwaynaha Somaliland, Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaan yo), ayaa Cali Salaan Jirde (Cali Shoombe) oo ka mid ah saraakiisha Wasaaradda waxba rashada ku daray guddi hoosaadyada guddida diwaangalinta Madaniga ah.

Madaxwaynaha Somaliland, oo toddobaadkii hore Magacaabay guddida hogaaminaysa diwaangalinta iyo guddi hoosaadyada diwaangalinta, ayaa maanta guddi hoosaasyada diwaangalinta Cali Salaan Jirde (Cali Shoombe), ayaa ka daba geeyay isla-markaana ku daray liiska guddi hoosaadyada diwaangalinta Madaniga ah.
 

 

Timacade News Desk