TACSI MADAXWEYNE
 


Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu tacsi tiraanyo leh u dir ayaa Suldaanka guud ee Subeer-awal, Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdir axmaan isaga oo ka tacsiyadaynaaya geerida ku timid xaaskiisi MARXUUMA JAMIILA CAB DILAAHI CALI oo ku geeriyootay Dalka Ethiopia.

Sidoo kale waxa uu madaxweynuhu tacsi taasi la mid ah u dirayaa Eheladii, Qoyskii, Qara abadii, iyo Asxaabtii isaga oo ka tacsiyadaynaaya geeridaasi.Madaxweynuhu waxa uu Marxuumada Illaahay uga baryayaa inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Suldaanka, Qoy skii, Eheladii, Qaraabadii, iyo Asxaabtii ay ka baxdayna Samir iyo Imaan ka siiyo.



IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN
 


Axmed Saleebaan Maxamed (Dhuxul)
Af-hayeenka Madaxtooyada JSL