Madaxweynaha Somaliland,Axmed Maxamed Maxamuud (Siila anyo),ayaa xafiiskiisa ku qaabilay shir Guddoonka Guurtida iyo Wakiilada,ka dib markii khilaafkii la soo af jaray